sida jaawa geeloo
jiilaal abaariyo
jeel iyo haraad helay

xalay jelelad kaygii
jaar kaa ku toosoo
kaa jiifi kaa jiifi waayee adiguna majoogtide
ma waxad isoo jirin
markaan iilka jiifsado
ee jahada la idhigo

jiqin jiiq madheedh liyo
jilbiskiyo abeesada
sidii aan ku joog saday

kala booday jaantii
jiraad igu abuurtoo
kaa jiifi kaa jiifi waayee
adiguna majoogtide
ma waxad isoo jirin
markaan iilka jiifsado
ee jahada la idhigo

Exit mobile version