nasteexoy naruuriyo
adaa nabada gooyee
niyadaa ku diidoo
adaa naca ku beeree
ka noolaaday waagaad
ina naabinaysee
maxad igaga naban tahay
ood iinaa wilaysaa
nacam ku oran maayee

nasteexoy nin kii nool
naxdin baa utaalee
nimco maleh aduun yadu nasoo maalmo mooyee
baguu nabar ku gaaroo nabsigaygii aragtee
maxaad igaga naban tahay ood ii naadinaysaa
nacam ku oran maayee

nasteexoy naruuriyo
adaa nabada gooyee
niyadaa ku diidoo
adaa naca ku beeree
ka noolaaday waagaad
ina naabinaysee
maxad igaga naban tahay
ood iinaa wilaysaa
nacam ku oran maayee

Exit mobile version