Xidigtii haweenka ku
Xardhanayd naftaydoo
Xusnid xusnid xabiibi
Xusnid xusnid xayaati
X2

Xurmaan xurman kuu
Hayaa xaqbaad xaqbad
Leedahee x2

Xidig xidigtii iftaay xurman
Xurmaan kuu hayaa x2

Xabiibti xabiibti xabiibti
Xabiibi xabiibi xabiibi
X2

Xilwa xilwa xilwa yaa
Cayuuni xilwa yaa xabibi
Xilwa

Xurmaan xurman kuu
Hayaa xaqbaad xaqbad
Lee dahee

Xidig xidigtii iftaay xurman
Xurmaan kuu hayaa x2

Exit mobile version