VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dadab gal - Lyrics

arin wuxuu ka oogmaa dadka barashadiisee hadii waqal daruuriyo shardi laygu kaa wadhay kugumaan diganinee maqlay dadab galkaagii duunkaan ka jeclaadoo ogoow kuma dilaayee dib u badan aduunyee inkastoonad ila dagin way dan aragtidaadee hadii waqalkan dayreed maasheeyay dunidoo intaa hara digeediyo baliyadu diraameen ku diraac meel dheer maqlay dadab galkaagii duuunkaan kaa jeclaadoo ogoow kuma dilaayee dib u badan aduunyee inkastoonad ila dagin waa ii dan aragtidaade
Queue is empty
-- / --