VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dadab gal mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mubaarik hanad
Dadab gal

arin wuxuu ka oogmaa
dadka barashadiisee
hadii waqal daruuriyo
shardi laygu kaa wadhay
kugumaan diganinee
maqlay dadab galkaagii
duunkaan ka jeclaadoo
ogoow kuma dilaayee
dib u badan aduunyee
inkastoonad ila dagin
way dan aragtidaadee

hadii waqalkan dayreed
maasheeyay dunidoo
intaa hara digeediyo
baliyadu diraameen
ku diraac meel dheer
maqlay dadab galkaagii
duuunkaan kaa jeclaadoo
ogoow kuma dilaayee
dib u badan aduunyee
inkastoonad ila dagin
waa ii dan aragtidaade

codkii Mubaarik hanad