sahraadan jeclaayeey
bukaan socod sidaan ahay
kuu bukooday adigoo
beerkad la daristoo
boholyaw daraadii
barkimadaan ka toosa
sahraay adi daraadaa
badhtamaha habenkii
waxan soo baraarugay
adigoo bogaygiyo
barbarkayga jiiifee

sahradaan jeclaayeey
adiguna bartii iyo
hawd baalihiisaad
ku bariisataayoo
bogataa hurdada oo
booga geel ku maashaa
sahraay adi daaraada
badhtaaha habeenkii
waxaan soo baraarugay
adigoo bogaygiyo
barbarkayga jifee

Exit mobile version