cakuye barashada horteed
hankuu bohlyoow jacayl
bogaygiyo laabta dagay
talada kugu baaqay baan
basraay ila qaadatoo
hankayga adaa boqraye
hadaad beri soo noqoniyo
balantaa dib u dhigi lahayd
bilaawaha dhiiga lihiye
birtuu ila maaganaa
sideen uga bixi lahaa

bastaa adigoo ku sugan
kolkuu rabi kuu bidhbidhin
iluuun baan kuu baxdee
anoon baran sheekadii
halkaan ka bilaabi lahaa
baaqayga adaa gartaye
hadaad beri soo noqoniyo
balantaa dib u dhigi lahayd
bilaawaha dhiiga lihiye
birtuu ila maaganaa
sideen uga bixi lahaa

Exit mobile version