Bilantaan jeclaayee
Boqradii haweenkaay
Farxadiyo bishaaraay

Haddii  noolo barantabooo
Qurux la isku soo baxoo
Badidoodba habeenkaba
Buundo tii ka saditaay

Naftaa jacayl ku beedhaa
Bidhaantaada doontoo
Bogsaneen niil la’aan
Barbarkaaga joogtee

Bukaan waa la dhowraa
Magan waa la baxiyaa
Awaal lagu badhaaraa

Markii aan basaasee
Bogta la igu soo caraay
iiga maadan beerinee
Tii way ila baxnaataay

Naftaa jacayl ku beedhaa
Bidhaantaada doontoo
Bogsaneen niil la’aan
Barbarkaaga joogtee

Exit mobile version