in badanbaan dayaysanaa
duufaan caashaqiyo dabaal ku jiroo
dadkuna ila yaabanaa

ruuxaan dunaida u jeclaabaa
cishqigii la duushoo
naftuna dirqibay way ku jirta

dawada casiiskaa hayee
ducada ii mara aamiintoo
bal inaan dabiib helo

waan doortayoo waan la dadab galiye
duco iigu wada

inbadanbaan la darsayoo
dan aan leeyahay iyo
wanaag ka durkoo
dareen igu yuururaa

laabtaan dayaca u horseedaa
mankayga dawacwaysoo
hadana dajibaan way is idhee
by masuul.com

Exit mobile version