Intuu ii huray waqtigu
Habeen  ladan iyo Aroos
Hiyale waxaan baafiyaba
Nasiibkayga ayaan helee

Hamiga laxaw kalgacal
Waxaan  huqda nabar cishqiga
Heedaar jacayl dartaa
Hamuun anigoo uqaba
In badan hiilkaaga hayaba

Hadaan gamayaan hurdada
Hadaan hoy wada dagnoo
Halkay calaf iyo nasiib
Waxoo hiigsi dooni jiray

Intuu ii huray waqtigu
Habeen  ladan iyo Aroos
Hiyale waxaan baafiyaba
Nasiibkayga ayaan helee

Exit mobile version