daymada aragtidaa hagtoo dubkaa
la iskala hadlaa
dabkuna danbasbuu dhalaayoo
dareenkuna waa af garad
dadkaba duur waxdiriyo waraaqo
la soodiriyo wuxuunba daba galoo
dabayshay ka yaacayaan

waan ku doon doonayaayoo dadkaan
adiga kuu jeclahay dahabo luulaay
dartaa dibada meer meerayaa

dawguna laba wuu noqdaayo midbaa
dalal kaala dhaca
midbaa docdii loo socdiyo deegaankii
kula dhex gala
dariiqbaa naarta gala oo dadbaa raacoo
ku luma

Exit mobile version