Waa inan dulqaadiyo
Dabac loo dhameeyoo
Da,da soo koraysay
Dumar ugu horaysaa

Magaceedu waa hibaaq
Dumar doorkan weeyoo
Magaceedu waa hibaaq
Dumar doorkan weeyoo
Daainkii abuuraa
Ugu deeqay gobaninmo

Aloow yaa dalxiisiyo
Arabsiyo ku geeyoo

Farxad kula dakeeyoo
Dan wadaaga darisnimo
Farxad kula dakeeyoo
Dan wadaaga darisnimo

Doqon lama amaanoo
Xaqa lama daboolee
Bal aan dulucda maansada
In yar inanta uga daro

Magaceedu waa hibaaq
Dumar doorkan weeyoo
Magaceedu waa hibaaq
Dumar doorkan weeyoo
Daainkii abuuraa
Ugu deeqay gobaninmo

Aloow yaa dalxiisiyo
Arabsiyo ku geeyoo

Farxad kula dakeeyoo
Dan wadaaga darisnimo
Farxad kula dakeeyoo
Dan wadaaga darisnimo

Exit mobile version