inanyahay dadaalaa
kaasoo dakootoo
idaweysa laabtiyo
idaryeesha iinoqo
dadka waxa u nasiib badan
labadii dareen dhaba
dahabooy wadaagoo
daacad nimo kuwada nool
dadku wada gob maahee
hiirkan caashaqeeniyo
yaan maleyga xiisahaa
umaleynayaa dumin
qurux diin labaa tahay
qadan lagu dadaalaa tahay
dadnimaa ka hodan tahay
qof dabeecad labaa tahay
ruux daaim uumoo
laga duway xumaantoo
samir loogu deeqoo
dulqaad miidhanaa tahay
dadku wada gob maahee
dayrkan caashaqeeniyo
yaan daleyga xiisaha
qumaneey lagaa dumin
quruxeey lagaa dumin
