axdigeynu dhiganiyo
dartiyo wacadkiyo
dhudiyeey ma liminoo
waan dhowrayaaa wali
hadaan lafta dheeriyo dhabarkiyo
sii raacay dhiigoo
dhufays iga sameystee
dhambaalada xusuustee
ku dhacay qalbigaa
dhaawacay nafteydoo
dhaawacban qabaa
yartii laygu dheehay
dhakhso iigu soo noqo
kala dheeraan shadeenu
waa dhimashadeydee
adooban iga dheerayn
dhankayga igula dhaqan
dharaar hadaan ku waayo
war war lay dhamaan jirey
adaa oodo dhaqaaq guur
dal shisheeyaa
hibo dhalan rog caashaquye
halkaad iiga dhooftee
iigu dhiibtay caashaqa
sidii wali udhararnoo
dhibtisii wali igu haysaa

Exit mobile version