jaceylkii baxsanaa
badarkiyo laabtiyo
beerka waanadaadiyo
balahda aan kari jiraaya
hadii aad ubadheedhay
hinaad goyso boqmahaa
la boqool nafsigii
barituu kuhayaaye
balse waxad ogaataa
bartii aad duqaysiyo
boholyowggii aan qabay
ku bartayoo waxaad tahay
ka bogsadey dhankeyga
barbaartii gaydanaa
bilan aad uwacanoo
waalid soo barbaarshoo
bilic iyo aqoon laan
baashaal daraadii
bogaaga iidhextaaloo
badhaadhahaan kunoolahay
badalkaagii waan helay

Exit mobile version