VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jecliyaa - Lyrics

dhaqanka soomaaliland jecliyaa suugaanta afkeyga jecliyaa sooyaalka kadsana jcliyaa abwaanada sugayee jecliyaa siyaaradoodii jecliyaa jiilba jiil usimay jecliyaa jecliyaa wadankyga jecliyaa soomaaliland jeceliyaa jecliyaa hargeysa jecliyaa saylac jecliyaa jecliyaa togdheer jecliyaa saaxil jecliyaaaaa jecliyaaa sanaag jecliyaa sool jecliyaaaa horosocdkeena jecliyaa siyaasada hufan jecliyaa doorshadii saxda ahyd jecliyaa| wanaagaad sifoobay jecliyaa sideynu uqabany jecliyaa allihii nasaxay jecliyaa jecliyaa wadakyga jecliyaa jecliyaa hargeysa jecliyaa saylac jecliyaa jecliyaa togdheer jecliyaa saaxil jecliyyaa
Queue is empty
-- / --