VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jecliyaa mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mukhtar Osman
Jecliyaa

dhaqanka soomaaliland jecliyaa
suugaanta afkeyga jecliyaa
sooyaalka kadsana jcliyaa
abwaanada sugayee jecliyaa
siyaaradoodii jecliyaa
jiilba jiil usimay jecliyaa
jecliyaa wadankyga jecliyaa
soomaaliland jeceliyaa
jecliyaa hargeysa jecliyaa
saylac jecliyaa
jecliyaa togdheer jecliyaa
saaxil jecliyaaaaa
jecliyaaa sanaag jecliyaa
sool jecliyaaaa
horosocdkeena jecliyaa
siyaasada hufan jecliyaa
doorshadii saxda ahyd jecliyaa|
wanaagaad sifoobay jecliyaa
sideynu uqabany jecliyaa
allihii nasaxay jecliyaa
jecliyaa wadakyga jecliyaa
jecliyaa hargeysa jecliyaa
saylac jecliyaa
jecliyaa togdheer jecliyaa
saaxil jecliyyaa

codkii Mukhtar Osman