Loomaroo war yaalahayee
Waddada loomarooo
Dalwanaagsaneedaaye

Taan ujiir go'ayeeey
Waa jacaylkaagee
Alla jannooy
Aawadaa ma jiifasado

Sidii dhugdhugleey
Dhuldheer maraysaa
Dhawaaqayga loo
Dhagaystaayee

Taan ujiir go'ayeeey
Waa jacaylkaagee
Alla jannooy
Aawadaa ma jiifasado

Raq nin qabaa
Miyaa ma hureeyaa
Ma hubaalsan kumaray
Haadaama kuyiiil

Taan ujiir go'ayeeey
Waa jacaylkaagee
Alla jannooy
Aawadaa ma jiifasado

Exit mobile version