tartanka hablaha kacey
tii ugu horeysee
qurux laguu tilmaamaay
tolmoontii haweenkee
toga wabiga jeexiyo
talaabada macaaniyo
caashaq igu talaaltaay
qalbiga kutaalaaa
kutolan nafteyduna
kaamana tagaayee
kaalay aqalka ila taag
tijabada hablaha kacay
tii sharaf lasiiyee
dadnimo lagu tilmaamaay
tosontii dumarkaay
turxaan aan lahaynay
dadbaa tiigsanaayee
jaceyl igu turqaysay

Exit mobile version