webiyada dalkeeniyo
midba waalihi sidato
naf jacayl wataa
ma soo waabatee
wadayaasha dheege
wadnuhu i seecdoo
adigoo war iga hayn
waabaariistee
waalalowga naftaydee

waaxyaha jidhkaygiyo
waxaad raacday in dheego
warabshaha wadnahaa
badweyn daaratee
sambabada aad aragtoo
hurdo seexan waayoo
dadku waxay leeyhiin
a waa saaqdayee

wiilasha indhaha iyo
waxad sixirtay ragoo

wax gastoo aan eegaa
wejigaaga weeyan
ila waaga subaxiyo
adaan ku warwarayaa
adna waajib weeyan
inaad iga war haysaan
hurdo seexan waydee
goormad wax ila qaban

Exit mobile version