jaceelkii madoobaaye isoo maray maal mahan murugiyo xanuun kaagii hadaan ka maydhan waayo x2

intaan muuqaaga naco
adigu meshaad dagtiyo
halkuu marin kaagu yahay masaafo ka guuri waayo x2

aan naftayda hadaan marmi waayo anaa is hodoo markale dhansiiyay milil iyo sunoo waqaa majaraha u hay hay x2

jaceelkii imeer meershayee jirkiyo moolka idhigoow xanuunkiyo mahadhadaadii hadaan iska moosi waayo x2

jaceelkii imadax marow badalay muuqaygiyoo
qalbigaad mulkideed leheed haduu kaa maarmi waayo x2

aan naftayda hadaan marmi waayo anaa is hodoo markale dhansiiyay milil iyo sunoo waqaa majaraha u hay hay x2

Exit mobile version