VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeman – My Love - Lyrics

Afkoo dhuxula dhayaha Indhaha dhalad wanaag- Aaga dhal dhalaalka guud Kaaga midab kaaga dhiin Ka ah x2 Dhaayaha uroonay dhaq- Aaq joog sigagiyo dhoola Ka qosolkay dilay x2 Halkii aad ku dhalatiyo Dhudi lagu xambaaryay Ma wax kula dhigmaa Jira hani kula dhigmaa Jira munaay kula dhig Maa jira my love kula Dhigma jira x2 Dhuuxiyo lafaha jacayl Kaan ku dhacay ee aad Ku dheer tahay dherer Iyo alayl kaaga ag joog- Aaga jecelahay x2 Dhaayihii naftaydow Waxad iiga dhigan Tahay sida roob guyaal Arag x2 Halkii aad ku dhalatiyo Dhudi lagu xambaaryow Ma wax kula dhigmaa Jira mcn kula dhigmaa Jira qaali kula dhig maa Jira my love kula dhigma Jira x2 Dheemanay dhul roob Helay onkodkii kudhacay Dhibicduna ku wayn tahay X2 Oo dhalaalka geedaha Dhaayuhu ku doogtaan X2 Waxad iiga dhigan tahay Sida laamo dhabigoo dhir Iyo ubax kuyaal x2 Halkii aad ku dhalatiyo Dhudi lagu xambaaryay Ma wax kula dhigmaa Jira baby kula dhigmaa Jira hani kula dhigmaa Jira my love kula dhigma Jira x2
Queue is empty
-- / --