VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Dheeman – My Love mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Muna Heego
Dheeman – My Love

Afkoo dhuxula dhayaha
Indhaha dhalad wanaag-
Aaga dhal dhalaalka guud
Kaaga midab kaaga dhiin
Ka ah x2

Dhaayaha uroonay dhaq-
Aaq joog sigagiyo dhoola
Ka qosolkay dilay x2

Halkii aad ku dhalatiyo
Dhudi lagu xambaaryay
Ma wax kula dhigmaa
Jira hani kula dhigmaa
Jira munaay kula dhig
Maa jira my love kula
Dhigma jira x2

Dhuuxiyo lafaha jacayl
Kaan ku dhacay ee aad
Ku dheer tahay dherer
Iyo alayl kaaga ag joog-
Aaga jecelahay x2

Dhaayihii naftaydow
Waxad iiga dhigan
Tahay sida roob guyaal
Arag x2

Halkii aad ku dhalatiyo
Dhudi lagu xambaaryow
Ma wax kula dhigmaa
Jira mcn kula dhigmaa
Jira qaali kula dhig maa
Jira my love kula dhigma
Jira x2

Dheemanay dhul roob
Helay onkodkii kudhacay
Dhibicduna ku wayn tahay
X2

Oo dhalaalka geedaha
Dhaayuhu ku doogtaan
X2

Waxad iiga dhigan tahay
Sida laamo dhabigoo dhir
Iyo ubax kuyaal x2

Halkii aad ku dhalatiyo
Dhudi lagu xambaaryay
Ma wax kula dhigmaa
Jira baby kula dhigmaa
Jira hani kula dhigmaa
Jira my love kula dhigma
Jira x2

codkii Muna Heego