Dookh iyo jacayl
Damac iyo hilow
Yaa idaashadoo
Qalbigayga dagay
X2

Naftu ku doorataad
Dawadeedii tahay
X2

Adaan daymo
Faraxliyo kaligaa
Dareen caashaq
Kula dul joogaa
X2

Sibaan kudonayee
Kuugu duubanahay
Dajiyaa ahaynoo
Adna ila dakee x2

Doog iyo caleeen
Dur dur iyo xareed
Indho doogsi loo
Daymada ku wacan
X2

Nafku doorataad
Dawadeedii tahayey
X2

Adaan daymo
Faraxliyo kaligaa
Dareen caashaq
Kula dul joogaa
X2

Sibaan kudonayee
Kuugu duubanahay
Daajiyaa ahaynoo
Adna ila dakee x2

Exit mobile version