roob aan da'ayniyo
iyo maalmo dhaafa
inta kadabtay laabto
reerki u baabiso

rafaadkiyo dhibkaan maray
sey u roono
aan ku raystay ban helay

rogaad noqodka
raja raadi ledahay
raygayga maan gelin
inaan wada riyaaqno
iyo rays aan wadaagne

rogrogashyda hadalkiyo
raadraaca waxaanan jirin
way ragow inan ragow
raadbad u ledahiin

raranaa aad u kulul
ruxayaan u rooneyn
mid ka raystaybad tahay

rogaad noqodka
raja raadi ledahay
raygayga maan gelin
inaan wada riyaaqno
iyo rays aan wadaagne

Exit mobile version