jacaylku hog maahan halaag dooro maahan
hamiga ka saar maahan hogaanki nolosha
weeyee
hadaan dareemay neecawdii hadaan yaqiinsaday
wanaagii hadan jeclaystay quruxdii
hiil buu ii noqdoo hubaashii

waan helau waan helay cabdalahaygii wan helay
xubigaygii waan helay

jacaylku hal maahan hadimo door maahan
hogaas ka tuur maahan hormoodkii nolosha
weeyee
hadaan akhrinaya ciwaankii hadaan dhiganaya
duruustii hadaan guranaya midhihii
xumaana ka dhawraa hubaashii

Exit mobile version