Jaceelku hungoobi
Maayo habeen u
Nusqaami maayo
X2

Hagardaamana arki
Maayo ana la aantaa
Harsan maayo X2

Hoyan maayo hada
Heedheh hurdi maayo
Hadaan ku arag joogi
Maayo halgantaadana
Dhaafi maayo hankay-
guna dagi maayo X2

Anoon ku helin farxi
Maayo hadal karimaaye
Ihano huuno X2

Arooskeenu habsaami
Maayo hoygeenuna
Dumi maayo X2

Jaceelka habaabin
Maayo haraadna u quuri
Maayo X2

Hantaaqana tusi
Maayo ana la'aantaa
Heesi maayo X2

Hakan maayo hada
Heedheh hari maayo
Hadaan kudaawan
Jiifi maayo hilow
Gaagana hilmaami
Maayo harkaagana
Diidi maayo X2

Anoon ku helin farxi
Maayo hadal karimaaye
Ihano huuno X2

Arooskeenu habsaami
Maayo hoygeenuna
Dumi maayo X2

Exit mobile version