dhugashada qalbigu bartoo dhowrayee
dhaayaheygu arag dhalanteed miyaa
dhaawaca orgigu dhayal uga kaceee
ratiguna u dhiman dhuux jabay miyaa
dhafan dhaaf nabsigu kama dhoohaniye
soo dhawey qalbigan so dhiirigalinta raba
dhiiri gali qalbigan so dhaweynta raba

dhadhansiga kalgacal dhabti ruux ku jecel
siduu ugu dhibcaa dhowr sano miyaa
markuu dhool gu iyo dhibic hooray
dhixisa dhirtuna dhameel miyaa
dhafan dhaaf nabsigu kama dhoohaniye
soo dhawey qalbigan so dhiirigalinta raba
dhiiri gali qalbigan so dhaweynta raba

Exit mobile version