dadka ruux abaal gala
u ogoow in loo gudo
guunyada iyo xoolaha
gagi doogle la ogoow
xeerbeegti guurtiya
xurmo gaara u agoow
garna xeeri hadalkiyo
goobjogid u ogoow
ana gacaladaydaay
inaan ahay gayaankaa
oo calafku ii galay
ilmada iga gob,lo iyo
guudkayga ka ogoow

gurgurshaaga awrkiyo
hayin geedi u ogoow
geenayada shakaal ka leh
gamaan xoolo u ogoow
gabadhii xishood lee
gobonimo ku caanee
samo kugu gargaartiyo
aqal gaari u ogoow
ana gacaladaydaay
inaan ahay gayaankaa
oo calafku ii galay
ilmada iga gobo,lyo
gudkayga ka ogoow

Exit mobile version