hablaha quruxdiyo
haybada qaniga
qumaati xishood
looga qayb dhigay
hablaha qalbiyada
raxmadi qoysee
imaanka qabiyo
hablaha qayrkood
wax dheer qiimigu
gafiyo qadafiyo
qalooc ma gayaan
hoobeey hoobeey
raboow haku qadin
nasiib qaniyoo
raboow ha qabyayn
waxay u qalmaan
hoobeey hoobeey

Exit mobile version