VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl xaasid - Lyrics

qaaruunbaa xumaaniyo xasadkiyo necbaanshaha caashaqa ku xaabshoo waligeed u xadhig xidha laba xididadoodiyo intu dhiiga wada xulay ku xardhaamay naftodoo xaashee ka daalayn yay kala xaseeyaan xisku tii uu raacaay jacayl xaasid dayn waa hawen kaa xushoo kali adaan kuu xaglinayaa xujo yaanay kaa helin qaaruunbaa xumaantiyo xisdigiyo waxyeelada uumiyaha ku xeeroo abidkood xasarad jira laa xulasho nololeed isku soo xubeeroo caashaqa xambaaray xajiiniyo dareeniyo xel nacab u qariyaan xisku kii uu raacoow jacayl xaasid dayn waa ragna kaa xushoo kali adaan kuu xaglinayaa xujo yaanay kaa heln qaarunbaa xog jjaaniyo xadantoobsho beeniyo ku xayndaaa samihiyo xeebashada lamaanha labadii xanaanshee kalgacayl xasiliyee kolba xero ka saariyo hadba xaalad gooniya xeel nacab u qariyaan xissku ti uu raacaay jacayl xaasid dayn waa haween kaa xuhoo kali adaan kuu xaglinayaa xujo yaanay kaa helin qaaruunbaa xaraaniyo intaa xadanta mariyoo xisaabaha jacaylkana xayiroo ku ladhan badi laba xaw hilaadoo isku xeebashada guud xiisa aan dhimayniyo xagal daac aqoonbay nacab kala xabaalaan xisku kii uu raacoow jacayl xaasid dayn waa ragna kaa xushoo kali adaan kuu xaglinayaa xujo yaanay kaa helin
Queue is empty
-- / --