VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Jacayl xaasid mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mursal Muuse
Jacayl xaasid

qaaruunbaa xumaaniyo
xasadkiyo necbaanshaha
caashaqa ku xaabshoo
waligeed u xadhig xidha
laba xididadoodiyo
intu dhiiga wada xulay
ku xardhaamay naftodoo
xaashee ka daalayn
yay kala xaseeyaan
xisku tii uu raacaay
jacayl xaasid dayn waa
hawen kaa xushoo kali
adaan kuu xaglinayaa
xujo yaanay kaa helin

qaaruunbaa xumaantiyo
xisdigiyo waxyeelada
uumiyaha ku xeeroo
abidkood xasarad jira
laa xulasho nololeed
isku soo xubeeroo
caashaqa xambaaray
xajiiniyo dareeniyo
xel nacab u qariyaan
xisku kii uu raacoow
jacayl xaasid dayn waa
ragna kaa xushoo kali
adaan kuu xaglinayaa
xujo yaanay kaa heln

qaarunbaa xog jjaaniyo
xadantoobsho beeniyo
ku xayndaaa samihiyo
xeebashada lamaanha
labadii xanaanshee
kalgacayl xasiliyee
kolba xero ka saariyo
hadba xaalad gooniya
xeel nacab u qariyaan
xissku ti uu raacaay
jacayl xaasid dayn waa
haween kaa xuhoo kali
adaan kuu xaglinayaa
xujo yaanay kaa helin

qaaruunbaa xaraaniyo
intaa xadanta mariyoo
xisaabaha jacaylkana
xayiroo ku ladhan badi
laba xaw hilaadoo
isku xeebashada guud
xiisa aan dhimayniyo
xagal daac aqoonbay
nacab kala xabaalaan
xisku kii uu raacoow
jacayl xaasid dayn waa
ragna kaa xushoo kali
adaan kuu xaglinayaa
xujo yaanay kaa helin

codkii Mursal Muuse, Sahra ilays