ka nasaan lahaa
nabarada jacayl
ka nasaan lahaa
nudubtii horiyo
naafaduu i baday
ka nasaan lahaa
nugulkii horiyo
naxligii i galay
markaan ladnaade
nasiinada ku waaree
ka nadiif ahaadaba
saw dumarku nuuuriyo
naxariis isaaqdiyo
nolol iima hidiyaan

ka nasaan lahaa
nabarada jacayl
ka nasaan lahaa
naruuradi luntiyo
nicii waayo jiray
ka nasaan lahaa
naawiladaa jeer
ee da kaa dishee
markaan nagi ahaade
naqa iyyo barwaaqada
neecaw dareemaba
saw dumarkiyo nuuriyo
naxriis i saaqdiyo
nolol iima hidiyaan

Exit mobile version