labada isku hura
nafteee is hantee
guurkogu hagaagee
hirgalahaleela libtee
raaxada hadhsada
mideeya hankoo
xubiga isku haba
xurmana hagarli,i
dhabtii kala hela
muha iyo aadan
raboow hoodiyo
hibada dhaxalsii
raboow hadimiyo
hantaaqba ka dhawr
hoygoodu ka yeel
mid haybad lahoo
awlaad hirasho leh
raboow u hibee

guurkina hortii
hubsiimo maxaad
xubiga ka hirteen
hantaaqo oo
mar uun hiy gala
hankiinu ahaa
mideeya hankoo
xubia isku haba
xurmona hagar li,i
dhabtii kala hela
raboow hoodiyo
hibada dhaxalsii
raboow hadimiyo
hanttaaqda ka dhawr
hoygooda ka yeel
mid haybad leho
awlaad hirasho leh
raboow u hibee

Exit mobile version