abid ruux ku aaminay
rafiiq aad wadaagteen
rafaad looma quudhee
rajuun baan ku nooloo
raaacdadii hilawguna
dhankaagay ka raagtee
run miyaanad ii hayn
rasmi taan u doortaay
ha ii riiqin nacabkoo
nabsi hayga roganine
sidaan kuugu roonahay
ruuuxda igu mataanee

rucla orod ruda anoon
adigaan ku raadshaa
kaana raysan waayee
rucdi looma guuree
yay wadhi ku raacine
raran ha isku tuurine
rayskan kaalay ila joog
rasmi taan u doortaay
ha ii riiqin nacabkkoo
nabsi hayga roganine
sideen kuugu roonahay
ruuxda igu mataanee

Exit mobile version