VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shukri - Lyrics

xiisihii dareenkiyo gayaan xulashadaydii xidhiidhkkeenii koowaad taan i xeeladaynee xasil iila qaade e jacayl igu xudumisaay xeer yaqaan gobaadey shugriyeey xariireey taan xuquuq wadaagnee xanta aan jeclayneey xurgufo hoosiyo taan xad gudub lahaynee erayada xajiinta leh xashee ka faantaay xayn daabikii noloshaay xidhiidh gacal ka mudaniyo dadkaygaba xurmeeyaay xasnadii aduunkee alle igu xafidayee xurmo laygu siiyaay taan xalaal wadaagnee qoys kula xaroodee xumo laga ilaashaay xaqdhawrkii dadnimadiyo xidhood tii u dhalatee edab loo xambaarshaay xeradii jacaylkiyo xididada jidhkaygiyo dhiig xambaarayaashiyo wadnaha xawda ugu badan xilkoodii adaa sida xididkii tafiirtee ubad iii xambaartaay shugriyeey xaqiiqdii markaad aniga xilo iyo xaaskaygii noqotaan ku xamdiyay illaahay
Queue is empty
-- / --