VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Shukri mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mursal Muuse
Shukri

xiisihii dareenkiyo
gayaan xulashadaydii
xidhiidhkkeenii koowaad
taan i xeeladaynee
xasil iila qaade e
jacayl igu xudumisaay
xeer yaqaan gobaadey
shugriyeey xariireey
taan xuquuq wadaagnee
xanta aan jeclayneey
xurgufo hoosiyo
taan xad gudub lahaynee
erayada xajiinta leh
xashee ka faantaay
xayn daabikii noloshaay
xidhiidh gacal ka mudaniyo
dadkaygaba xurmeeyaay
xasnadii aduunkee
alle igu xafidayee
xurmo laygu siiyaay
taan xalaal wadaagnee
qoys kula xaroodee
xumo laga ilaashaay
xaqdhawrkii dadnimadiyo
xidhood tii u dhalatee
edab loo xambaarshaay
xeradii jacaylkiyo
xididada jidhkaygiyo
dhiig xambaarayaashiyo
wadnaha xawda ugu badan
xilkoodii adaa sida
xididkii tafiirtee
ubad iii xambaartaay
shugriyeey xaqiiqdii
markaad aniga xilo iyo
xaaskaygii noqotaan
ku xamdiyay illaahay

codkii Mursal Muuse