dheeman iyo luuleey
dhaayaha u roneey
dhiigiyo jidhkaygaad
dhamtuu ka beermaay
waxaa tahay dhamaysoo
qurux alle u dhaliyoo
dhaqankiyo asluubtiyo
waalidkeed xaqdhawrtaa
aaba yaa ku dhaafshoo
halkii aad ku dhalatiyo
dhinacyada hargeysiyo
ku dhex geeya laascaano
dhaqankaad lahayd iyo
kusoo bara dhulkaagii

wardadii aan dhalayee
dhol iii hilaacaay
qalbgaad ku dhigantoo
waxaa tahay mid igu dheer
dharaar wali aduunyada
dhan kastood usocotaba
wax ku dhiba ha aragoo
dhag xumo eebe kuma bado
aabe yaa ku dhooofshoo
halkii aad ku dhalatiyo
dhinacyada hargaysiyo
ku dhex geeya laascaano
ddhaqankaad lahayd iyo
kusoo bara dhulkaagii

Exit mobile version