Cishqi xoogan oon
Xambaaray xor anoo
Ah oon xilkiisii waa
Xanuune xajin waayay
X2

Yaa xabuubsha yaa
Xayuubsha oo xalkeena
Waan xujoobee X2

Markay xeelad
Xasilooni isxaq
Dhowrto ay xishooto
Xeer dhaqaaqa
xaragooto xaal allaa
Og in xiskaygu xarko
Goosto oon xad
Dhaafka xiisaheeda
Xumadoodo X2

Yaa xabiibi yaa xabibi
Xubi waara oo xaqiiqa
Hay xagaaga oo u xaydo
Reer xalaala

Noqo xaska aan
xurmeeyo een Xaq
Dhowro taan uxiiqoo
U xidhnaado een xush
Meeyo xili dhowna
Xeen dhalaana ii xan
baarta X2

Exit mobile version