VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hays daalin - Lyrics

Sida Damal Barwaaqo ah, Webi Dacalka Kaga Yaal, Oo ay Dushii Sare, Duruuruhu Hadheeyeen, Dayaxuna Dhankaa Beri, Kaaha uga Soo Diray, Dooggiyo Caleentuna, Ka Dadeen Hareeraha, Oo Aan Dabayshiyo, Duufaanku Soo Gelin, Dugsigiyo Gabboodkuna, Hoostoodu Dadan Tahay, Waad I Deeqday Anigoo, Dumarkaan Jecleysee, Goormaynu Derisnaa sahra axmed Doqon baa amaaniyo faan kuugu darartee , Da'dey kama qab weyniye dadka hayga saarine. Adoon duurka soo xulin waxad uga danleedahay Dadaaduba hamaqashee dildilaaci hadalkoo Halkay doon kaleedahay Maxaa heedhe kuu daran, Goormaan dabkugu shiday? Dabayluhu ku qaaqaadeen... Haysdaalin adiguna anigoon wax kuu diran Dawo kuuma noqonine muuse ismaaciil Dadka kaama saarine Waa kuu dan sheegtoo Iga daacad weeye Deel qaaf ha moodine Dirirkoo hilaaciyo Sida hogol da'aysaa Duhurkiyo habeenkii laykaa dulkeena Lama dido jeceelkee Boogtiisa caashaqa ha damqinee ka daayo aan is daa dahaayne waad i deeqday anigoo haaa dumar kaa jecleystee goormaynu derisnaa ? sahra axmed Alaylehee daleeliyo dibid baad ordeysa Dibin daabyo iyo hawl haku doonan lugahee Adoo duud shareed lihiyo Degan dooxa iyo rays Damac yuu ku qaadine waa daliilsan doontaa Iminkaba isdaba qabo Deer hayska sii ridin Dabna ha isku sii shidin Yuu ku dilin jaceyl kuye Ha is daalin adiguna anigoon wax kuu diran Dawo kuuma noqonin
Queue is empty
-- / --