Yey muraayad la daawadaay jacaylkaagii imuday muskeennuu utaagan yahay heey yaa haddooy huunnooy yaa alla hobaalin hobaloow
Heeey yaa hey hey yaa ala hobaaalin hobaloow waaa

Wey haddaad imareerineen
Haddaad meel iga tageen
Naftaydii mashquulisay
Hoy masuul baan kaaga dhigay
heey yaa haddooy huunnooy yaa alla hobaalin hobaloow
Heeey yaa hey hey yaa ala hobaaalin hobaloow waaa

Gayaan tii ugu mudneeyd
Een mariinkaan ka geyn lahaa
Hadduu mowluhu kadhigay
Muraadkaygii dhammaa
heey yaa haddooy huunnooy yaa alla hobaalin hobaloow
Heeey yaa hey hey yaa ala hobaaalin hobaloow waaa

Hoy sidii minan waar lashiday
Marsada soo joogsadoo
Iftiinkaad imuddaba
Hoy qalpiga ii mayrayaa
heey yaa haddooy huunnooy yaa alla hobaalin hobaloow
Heeey yaa hey hey yaa ala hobaaalin hobaloow waaa

Maanyaree mu'minaa infhacad
Maqnaaday intaadan i oran
Wuu maqnaaday intaadan i oran
Meelahaasaan joogayaa
heey yaa haddooy huunnooy yaa alla hobaalin hobaloow
Heeey yaa hey hey yaa ala hobaaalin hobaloow waaa

Malamaleeyana waa ilaah
Mala rag baa lagu meel maraaa
Noo maleeyoo meel namari
heey yaa haddooy huunnooy yaa alla hobaalin hobaloow
Heeey yaa haddooy huunnooy yaa alla hobaaalin hobaloow waaa.

Exit mobile version