sucdiyeey ogsoonaw
adaan dumar kaa doortoo
dabcigaaga wacanbaa
isoo jiidanaaya
quruxdaadan doorka
rabi kuugu deeqoo
dadnimadiyo xishoodka
da,daabad u sidataa
daa,im waxaan baryayaa
dadab inaan wadaagnoo
awlaad ddaadahaynana
daa,im inuu na siiyee

sucdiyeey daraaaddaa
dumar kale ma eegoo
dookhbaa iigu kaa dhacay
dadkaan kuugu jecelee
dareenkaygan caashaqa
daawadoodaad nqooto
adaan daacad kuu ahay
oo la dadaalaayee
daa,im waxaan baryaayaa
dadab inaan wadaagnoo
ubad daadahaynana
daa,i inuu na siiyee

Exit mobile version