VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hebla - Lyrics

cishqigaagibaa gudhay aaa galbadow halow noqday aaa garowshiyo cid kama helin aa marna guul lamaad hooyan aaa cidna garab kumay siin aaa kali iyo cidlaa kuleh aaaa lana durug lagaa dul guur aaa muskii oo ooda laguray aaa hebla waa la guursadey aaa guri caawa yeelatay aaa mid ugaara yeelatay aaa galbis keegiiba socda aa waxa sida gawaadhi aaa kusabooti gobanimo aaa godkad beertaybaa baxay aaa calafbaan se kuu galin aaa ninkalaa gudoonsadey aaa gilgishooo midhihii cunay aaa samir laabta gaadhsii aaa gumicii wadnaha ka jraaa ka gal galoo falaadh cishqi aaa gob la quus ku ladaaa aaa hadalkii dib ha ugocan aaa gudhaye xasuustaadu aaa gub waxaad ka haysatayaaa gaas iyo kabriid kushid aaa gabadhaa ha naawilin aaa ha uuguclayn qof kaa tagay aaa ha ugiriifin waayaha aaa
Queue is empty
-- / --