VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hebla mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Mustafe dollar
Hebla

cishqigaagibaa gudhay aaa
galbadow halow noqday aaa
garowshiyo cid kama helin aa
marna guul lamaad hooyan aaa
cidna garab kumay siin aaa
kali iyo cidlaa kuleh aaaa
lana durug lagaa dul guur aaa
muskii oo ooda laguray aaa
hebla waa la guursadey aaa
guri caawa yeelatay aaa
mid ugaara yeelatay aaa
galbis keegiiba socda aa
waxa sida gawaadhi aaa
kusabooti gobanimo aaa
godkad beertaybaa baxay aaa
calafbaan se kuu galin aaa
ninkalaa gudoonsadey aaa
gilgishooo midhihii cunay aaa
samir laabta gaadhsii aaa
gumicii wadnaha ka jraaa
ka gal galoo falaadh cishqi aaa

gob la quus ku ladaaa aaa
hadalkii dib ha ugocan aaa
gudhaye xasuustaadu aaa
gub waxaad ka haysatayaaa
gaas iyo kabriid kushid aaa
gabadhaa ha naawilin aaa
ha uuguclayn qof kaa tagay aaa
ha ugiriifin waayaha aaa

codkii Mustafe dollar