seddex sano waxbaa jeer
inta suul dhabaaliyo
sida igadh salaax jecel
sasabaalo kugu waday
kuuma damqayside
ninbaa samir yaqaanee
haweenbaa la sahalee
dumar umuurahoodiyo
sidi qabada naagaha
raga way isku seegaan
ha sadhlayn adigoon
ha meermeerin sinahoo
socodaanad udhalan hoy
wax siyaadin maayee
ha ka dhicin salaankee
laamaha tartiibta ah
caashaqu sun iyo boog
waa sabarad xoog badan
marmarbuuna sabab yahay
dad uu saaqaybaa jira
sariigahanahiyo sokeeyaan ku moodee
kugumaan dan seegeen
sahaybaan diyaarsaday
sangaa iigu xidhan geed
salaamaale inaantaa
ha saqlha meermeerin sinahoo
socodaanad udhalan hoy
wax siyaadin maayee
ha ka dhicin salaankee
ayn adigoon

Exit mobile version