VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Bilan - Lyrics

siiyaa masheegtaa siiyaa masheegata kuu doono siiyee suugaan haldoorkii sudaciilka ugu dhacay wa sagaasha kaalmuhu sagaalbaan sii dheer gondob soo anqarisay soon qaadka ugu riday bilan siman arooskaa sadexlayda uga tumay silikana kadoor xulan alla sacaba tuugee suuradaha quraankee inta erey subxaankeen inta ugu dhigay sir iyo caad saad iyo wasaafaad sukhruf iyo safa iyo nuun duco kaaga soohoo yaasiin sal iyo ibaar bilan kugu sar gooyee allow sakati kaa dhowr bilan ubax suuban allow kugu soor bilaan erey imaanso waa sadoo erey imaanso waa sadoo waana soor gobeedoo sahan looma diriyeee ka sal guuray garashada tagsane subaashiyo sirta tirada kaalmaha same loo anqariyey adaan kuugu sahan tagay bilan siman arooskaa sadexlayda uga tumaye silikana ka door xulan alle sacaba tuugee sunihii rasuulkiyo sako iyo acraaf iyo sabaxoyin kaashanaa saad iyo wasafaad sukhruf iyo safa iyo nuun ducoo kaaga soohoo yaasin sal iyo baar bilan kugu sar gooyee bilan allow sakari kaa dhowr bilan silikana ka door xulan alle sacaba tuugee sunihii rasuulkiyo sako iyo acraaf iyo sabaxoyin kaashanaa saad iyo wasafaad sukhruf iyo safa iyo nuun ducoo kaaga soohoo yaasin sal iyo baar bilan kugu sar gooyee bilan allow sakari kaa dhowr bilan
Queue is empty
-- / --