VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Bilan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Muuse Olad xabad
Bilan

siiyaa masheegtaa
siiyaa masheegata
kuu doono siiyee
suugaan haldoorkii
sudaciilka ugu dhacay
wa sagaasha kaalmuhu
sagaalbaan sii dheer
gondob soo anqarisay
soon qaadka ugu riday
bilan siman arooskaa
sadexlayda uga tumay
silikana kadoor xulan
alla sacaba tuugee
suuradaha quraankee
inta erey subxaankeen
inta ugu dhigay sir iyo caad
saad iyo wasaafaad
sukhruf iyo safa iyo nuun
duco kaaga soohoo
yaasiin sal iyo ibaar
bilan kugu sar gooyee
allow sakati kaa dhowr bilan
ubax suuban allow
kugu soor bilaan

erey imaanso waa sadoo
erey imaanso waa sadoo
waana soor gobeedoo
sahan looma diriyeee
ka sal guuray garashada
tagsane subaashiyo
sirta tirada kaalmaha
same loo anqariyey
adaan kuugu sahan tagay
bilan siman arooskaa
sadexlayda uga tumaye
silikana ka door xulan
alle sacaba tuugee
sunihii rasuulkiyo
sako iyo acraaf iyo
sabaxoyin kaashanaa
saad iyo wasafaad
sukhruf iyo safa iyo nuun
ducoo kaaga soohoo
yaasin sal iyo baar
bilan kugu sar gooyee
bilan allow sakari
kaa dhowr bilan
silikana ka door xulan
alle sacaba tuugee
sunihii rasuulkiyo
sako iyo acraaf iyo
sabaxoyin kaashanaa
saad iyo wasafaad
sukhruf iyo safa iyo nuun
ducoo kaaga soohoo
yaasin sal iyo baar
bilan kugu sar gooyee
bilan allow sakari
kaa dhowr bilan

codkii Muuse Olad xabad