dhererkiyo dhumucdaada awran
dhaqankiyo hidahaaga dhawrsan
dhaawaqiyo hadalkaaga toosan
naftu way la dhacdee dheeman
intaan dhabtiyo dhaxalkaan lahayn
kaa dhiibi duunyo badan dhinacaaga hay
samirkii ha dhumin

dhacda waali dhexda xidho
oo dhabar adayg way dhamaane

don't wory baby
don't wory darling

dhaaya quruxloo ilwaadsan
adaa dhaban loo ilmuuqsan
adaa dhedig ugu akhlaaqsan
dheehaaga ani i saaqay
inta aan dhabtiyo
dhaxalkaan lahayn
kaa dhiibi geel
dhinacaaga hay
samirkii ha dhumin

dhacda waali dhexda xidho
oo dhabar adayg way dhamaane

don't wory baby
don't wory darling

Exit mobile version