dookha caashaq waa dabayle
sow dabkiisu iguma duulin
diifta caashaq waa dilaaye
saw dabiibka daawadayda
deeqa ma tihid
sow dakeeya daymadaada
layma daarin
sow dubaaqa iyo dareenka
kuma duxaysid
waad i deeqdee ha iga daalin
soo dag soo dag

kaama dooran kaama dooran
sow dadkoo dhan inta dunida gabadh da'daaya
dulduxaysa kaama dooran
sow sow sow sow sow sow adiga kaama dooran
sow sow sow sow sow sowadiga laftaada kaama dooran

Exit mobile version