geediga jacaylkiyo
dhaaxaan goobay calafkayga
inaan gooobirlay guursadoo
galiyay maankayga
gocoshiyo midaan hadal lahayn
guba calooshayda
gobonimo iyo maamuus darmaan
gacal ku sooryaysa
oo goobta uu khayr ka jiro
gaabin socodkeeda
geed xididsan ka tafiirantoo
guule barakeey
garashiyo dulqaad badan lahoo
jaarka u gargaarta
oo helayoo heleyoo oo heleeeeeyoooy
gabal dhaciyo waaberii
darmaan igu goobanaysaa
haduu guulaheen igu galaday
gaari lagu faano
hadii guule igu galaday
ana waxa ila gudboon
inaan guto waajibkayga

Exit mobile version